Dream league
Ciyaartan DLS26 waa mid aad u xiiso badan waxa Laga dareemaya hormar weyn marka loo eego graphics fican uu leyahay
Gameka waxa Soo saartey first touch games waa kuwa sameya ciyaraha dream soccer league waa game heer sare qof walba ku bada jecel wuu ciyara ciyaraha dream league xiisa ayey leyihin
Ciyaarta marka ciyarayey qaab qurux badan Ayan u ciyarey markan ciyarayey waxan dareemey deganaasho xasalooni ciyaraha waa madadaalo hadad murugsan tahay madareemeyaid markad ciyareysid ciyaarta waa ciyaar aan ka helo dhiira galin DLS26 waa ciyaar cajiib ah
Marka ciyaarta bilaabaneyso si qurux badan ayey ku bilaabatey qaabka ciyartoyda u weerar tamayan iyo si ay u difaacayan gooshooda waa ciyaar xamaasad leh
Waxan LA ciyarey kooxda Zwolle kooxda si fican ayey ila ciyartey garoonka waxa loo gala guul ama guul daro maah maahyo Somali waxay tiri laba dhagax la isku dhuftey midle jaba midka jabey ayaga noqdey
Waxan ku badiyey bossmode 1- 0 Zwolle
Goosha badiska waxa ii dhaliyey khayan Edwards playerka ugu fican ayuu qaatey
Waxan aaminsanahay inay ciyaraha farxad Laga helo marka kugu dhiiri Galina marka murugsan tahay inad ciyaraha ciyaarto si aad farxad u hesho
Mahadsanid ilaa dhamadka aad ila joogtey mar labaad mahadsanid
▶️ 3Speak