Maanta waxaan booqaday ka mida miyiga magaalada borama maanta waxaa nagu roob xoogan balse waxaan ka hoos meel geedaha taasi gabaad aan gabad ka dhiganay
Maanta dhulkan aad aad aragtaan waa abaar bari waxay noqon doontaa taasi oo ka dhigan inay noloshu barwaaqo iyo abaar maanta hadii aad tahay
Faqiir waxaad
Barri noqon kartaa mid taajir ah
#hivesomalia
Noloshu way micno badan hadii aad ufiirsatid waxaad oran iska daa waxba marna waxad oran iska daa shaqaalanimadu marna waxaad oran sidan macquul mahaan sobobtoo ah hadii aad maanta dadashid barina aad dhimatid waxaaga waalagu baashalaya
Balse waxa lagu dadalaa reer iyo guri iyo hanti dhaxala ah ubadkaga aad ureeb
Akhira camal wanaagsan tasi ood aakhiro jano iyo badbaado ka dhigan doonto
Nolosha sxdaa aanku ku dadalno dhamaanteen
Noloshu sxdaa waa camalka wanaagsan taasi uu alle inoo abuuro inaaan caabudno dhamaanteen
Su aal hadii lagu waydiiyo lagu yidhaahdo nolosha sxdaa sheeg
Lagayaaba inaad dhahdo waa shaqo iyo waxbarasho iyo inaad meed iska soo saarto waxaas dhamaant waa shaqo aduunyo ta lagu danbaynayo waa akhiro hala ogsoonaado
Maanta waa ramadaan 2023 /30/mars
Sanadkaa sanadkiisa bashbash iyo barwaaqo ayaan rajaynayaa
Somaliteamhive