Beesha Habarjeclo ayaa Baabuur cusub oo [Land cruiser] ku wareejisay Odayaasha dhaqanka ee Beelaha Warsangeli kaddib markii dhowaan Ciidan beeleed Habarjeclo ahi ay beesha Warsangeli ka dhaceen gaadhi kan la mid ah isla markiibana qaybta sare intay ka jareen qori saarteen.
Beesha Habarjeclo ayaa ka garowday qaladkaas waxaanay qaateen door gobanimo iyagoo baabuur cusub oo kii hore ka wanaagsan ku wareejiyay dhibanihii gaadhiga laga dhacay.
Posted using SoMee