DEGDEG:- Waxaa hadda degmada Dharkenlay lagu diley Macalin Sharif oo ahaa macalin dugsi qur’aan.
Macalinkan ayaa aad caan uga ahaa degmadaas. AS hadda ma waxay billaabeen beegsiga macalin dugsi qur’aanka?
DEGDEG:- Waxaa hadda degmada Dharkenlay lagu diley Macalin Sharif oo ahaa macalin dugsi qu