Maanta waxaan booqday magaalada Gabilay, waxaana ka socday qayb ka mid ah bandhiga buugaagta, oo qaybtiisa wayni ay Hargeysa ka dhacaysay.
Duqa magaalada Gabilay Maxamed-amiin Cumar Cabdi ayaanu ka sheekaysanay waxyaabahii u qabsoomay sideedii sanadood ee uu xilka hayay iyo waxyaabaha ay caanka ku yihiin deegaankasi.
Barnaamijkan Dhawaan ayaad kala socon doontaan Hereri Media.
Posted using SoMee