8maalmood ka dib waxa maleeshiyadka SL ee ku jabay sool la aasaya maydadkooda inta ay aastay hayada laanqaybta cas tiradooda waa 278, halka inta shacab is xilqaamay ay aasena ay tahay 163.
Qaarkood ayaan jidhkooda wax dhaawac ah laga helayn oo iska dhintay, sida la maleenayana oon iyo gaajo ayay u dhinteen.
Salah farah.
Posted using ThiagoRe.com